4 Talo Oo Ku Saabsan Helitaanka Furaha Gacaliyahaaga/Gacalisadaada

22 Viewed nasteexa 0 respond

Guurka ayaan ahayn kaliya xiriir u dhexeeya ninka iyo xaaskiisa laakiin ah Hab dhaqan, ixtiraam, faham iyo jacayl kaas oo u baahan xuquuqda iyo waajibaadka labada dhinac si loogu guulaysto xiriirka  loona dhiso qoys isku xidhan sidaas darteed waxa loo baahan yahay in labada dhinacba ogaadaan furayaasha qalbiga midka kale waxa aan halkan ku soo gudbin doonaa talooyin ku saabsan helitaanka furaha qalbiga Gacalisadaada ama Gacaliyahaaga.

1.In aad ka fogaato bah-dilaada gacaliyahaaga ama Gacalisadaada idinka oo la jooga dad kale.

2.In aad ka fogaato dhaawacida karaamada, sharafta gacaliyahaaga ama gacalisadaada walow kaftanba ha ahaatee.

3.Ka Fogow is bar-bar dhiga gacalisadaada ama gacaliyahaaga ee dadka kale raga ka maal-ka badan ama gabdhaha kale ee ka quruxda Badan.

4.Ka Fogow in aad dhibto marka uuna diyaar u ahayn ama ayna diyaar u ahayn kaftan & Wax la mid ah.

Your comment?
Leave a Reply